Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025  admin  

RW Khayre oo is casilay saacado kadib markii madaxweyne Farmaajo Ra’isul wasaare ku meel gaar ah u magcaabay Mahdi Maxamed Guuleed. Mahdi Guuleed ayaa isaguna bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub oo uu …

19th March 2025  admin  

Sidii ay wax uga dhaceeyn xarunta baarlamaanka iyo wixii laga yiri xil ka qaadista Ra’iisal Wasaare Kheeyre. …

19th March 2025  admin  

Ra’iisal Wasaare Kheeyre ayaa lagala noqday kalsoonida kadib markii gollaha baarlamaanka ay ku eedeeyeen inuu waajibaadkii shaqo uu ka soo bixi waayey. Mar uu hadlayey guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in 170 ay u codeeyeen in xukuumadda uu hoggaamiye Kheeyre ay …

19th March 2025  admin  

Caruurtii reer Baraawe ee Goodax Bare ku balan furay ayaa Diyaarad loogu qaada Muqdisho si ay Imtixaanka halkaa ugu soo galaan Ardaydii Baraawe ku sugnaa ee shalay uu dhaafay Imtixankii Shahaadiga, oo saacado badan Fasalada dhex fadhiyey iyaga oo sugayey …