Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025  admin  

Daawo Jabhadka SNM Saleebaan Gaal ee ka soo jeeda beesha Habar jeclo oo dagaalka Dhulbahante dhexdiisa ah u arka fursad bahdilnimo uu maanta helay, isaga oo adeegsanaya Horjoogayasha uu Indho ka mid yahay iyo warbaahinta . Dagaalada ka socda inta …

18th March 2025  admin  

Beesha Jibriil siciid ee Warsangeli , oo kamid ah beelaha dega Gobolka Sanaag ayaa 40,000 (afartan kun oo Dollar) ku wareejiyeen Guddiga Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo. …

18th March 2025  admin  

Jidka Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo marka la dhameeyo waa in loo codeeyo caasimadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya inay noqoto Ceerigaabo si looga gudbo ciyaala suuqnimada lagu hayo Muqdisho. Changing the capital. Time to Making another Brasilia or Astana. is badly needed. For …

18th March 2025  admin  

Kaamka Barakacayaasha Caynabo oo beelo loo kala saaray. Kuwo waa dhergeen kuwana waa la qadiyey …