7th March 2026 admin Category :
Beesha Jibriil siciid ee Warsangeli , oo kamid ah beelaha dega Gobolka Sanaag ayaa 40,000 (afartan kun oo Dollar) ku wareejiyeen Guddiga Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo.