Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025 admin
Waxa naloo xirayaa oo naloo bahdilayaa JAREER AYAANU NAHAY. Caalamka aynu ku nool nahay Koonfurta Soomaaliya ayaa maanta ah meesha qura oo dad ilaahay aburtay la ilmaynayaan Muuqaal kala sooc iyo adoonsi …

18th March 2025 admin
Tallaabada Afaraad ee Doorashada 2020/21 – FALANQEYN + XOG Kadib markii uu soo dhamaadey shirkii Dhuusmaareeb 3, kaas oo ay ka qaybgaleen qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la is weydiinayaa waxay noqon …

18th March 2025 admin
Farmaajo oo Jabhadda SNM ugu deeqay Malaayiin , halkii JIdkii Ceel Daahir uu weli ku hayo cunaabatayn iyo shuruud ah in mafrka hore Puntland lagu kala yago. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Deeq lacag ah oo Baanka aduunku siiyay …

18th March 2025 admin
Urur-Diimeedkii MIDEEYE ee Puntland oo saqiiray. Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Abdi Faarax Juxa, ayaa maanta qoraalka runta ah soo dhigay Baraha Bulshada Haddaan ururku si dhaqso ah cududaar iyo faah-faahin uga bixin qoraalkooda shirka Dhuusamarreeb 3 ee dheellitir …