19th May 2024  admin  Category :

Urur-Diimeedkii MIDEEYE ee Puntland oo saqiiray.

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Abdi Faarax Juxa, ayaa maanta qoraalka runta ah soo dhigay Baraha Bulshada

Haddaan ururku si dhaqso ah cududaar iyo faah-faahin uga bixin qoraalkooda shirka Dhuusamarreeb 3 ee dheellitir la’aantu ka muuqato, kama duwana tallaabadii urur-diimeedka Al-Itixaad ee 1992 ee ku dhamaaday buuraleyda Saliid ee Gobolka Sanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*