Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th March 2025  admin  

Allah ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Xaaji Ducaali Xaaji Cilmi Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi , oo …

16th March 2025  admin  

Jadwalka Doorashada 2020/2021 iyo Goobaha lagu dooranayo Kuraasta Baarlamaanka Waxaa goor dhow la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan ee doorashada iyo Guddiga xalinta khilaafaadka. Guddiga Xallinta …

16th March 2025  admin  

Kala fadhigii 12aad ee golaha deeganka degmada Badhan ayaa kaqabsoomay maanta degmada badhan. …

16th March 2025  admin  

Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL ayaa maanta gobolada kaladuwan ee Puntland u kala dirtay Kooxo, Qalab iyo Gaadiid loogu talagalay Xakamaynta iyo Caabinta Ayaxa kuwaas oo gaari doona dhamaan gobolada Puntland si Ayaxa loogala dagaalamo in uusan saamayn …