Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th March 2025  admin  

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, Gudoomiye ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman, Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan DFS iyo Dawladda Puntland, Isimo, Maamulka Gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, Shacab iyo masuuliyiin kale …

17th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed, nabad sugiddi hore ee Soomaaliya , maamulka Puntland, beesha Warsangeli, Qoyska reer Cali Ciid, qoyska reer Garaad Maxamuud Cali Shire, qoyska reer Sayid Maxamed Cabdulle Xasan,, eheladdii, asxaabtii iyo …

17th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Booliiskii hore ee Soomaaliyeed, Qoyska reer Cali Ciid, qoyska reer Garaad Maxamuud Cali Shire, qoyska reer Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, eheladdii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah …

17th March 2025  admin  

Joe Bide oo noqday madaxweynihii 46aad ee dalka maraykanka, ka dib marki uu kaga guulaystay gobolkii uu ku dhashay ee Pennsylvania madaxweynihii hore Trumo. Kamala Haris, ayaa sidoo kale noqotay gabadhii ugu horaysay oo iska dhaleen Hindi iyo Jamaican oo …