29th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, Gudoomiye ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman, Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan DFS iyo Dawladda Puntland, Isimo, Maamulka Gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, Shacab iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Badhan kaga qayb galay aas qaran oo Loo sameeyey Afhayeenkii isimada Puntland, Marxuum Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga.

One thought on “AAS QARAN OO LOO SAMEEYEY GARAAD CABDULAAHI C. CIID

  1. Mustafa noor

    رحمة الله عليه والهم أهله الصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون
    Waxa iguu danbaysey Garaad Cabdulaahi Cali ciid 1990 wadanka Saudi Arabia

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*