Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th June 2025  admin  

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin ayna ka mid ahayn Jidka Ceel Daahir oo dhowr sano laga codsanayey inuu ka qayb qaato. 1- Waddada isku xirta Beled Weyne – Galkayo oo  dhan  …

5th June 2025  admin  

Allah ha u naxariistee waxa maanta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Abdulrahman Mohamud Ali Bayr Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Gen. …

5th June 2025  admin  

Golaha Wasiirada oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda biyo la’aan ee ka jirta qaar ka mid ah Gobolada Dalka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas …

5th June 2025  admin  

Qaar kamida Maxaabiistii jeelka ay kasiidaayeen kooxaha nabad diidka ah oo ay dib gacanta ugusoo dhigeen ciidamada Difaaca Puntland. …