Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th April 2024  admin  

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Maxamuud Maxamed Boos, oo maanta ku geeriyooday magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag إنا لله وانا اليه راجعون كل …

28th April 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo si faah faahsan uga hadlay sixixii Madaxweyne Farmaajo uu aqbalay 13-kursi ee mataalada Aqalka sare.Wasiir Al-Cadaala ayaa tilmaamay in Madaxweynaha uu kasoo horjeedo in la takooro dadka ku nool Gobolka Banaadir, ayna …

28th April 2024  admin  

Dowlada Jabuuti ayaa iska Fogeeyay Eedeymihii Ay dowlada Soomaaliya ujeedisay dhowaan, qoraal kasoo baxay wasaarada arimaha dibada Jabuuti ayaa lagu sheegay in dowlada jabuuti ay ka shaqeyneyso xasiloonida Gobolka. …

28th April 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaalooga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintiiGuddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib waxay goluhu isku raaceen inarrimaha soo socda lala wadaago ummada Soomaaliyeed iyo Beeshacaalamka. 1. Dagaalkii ka dhacey …