
26th November 2026 admin Category :
Dowlada Jabuuti ayaa iska Fogeeyay Eedeymihii Ay dowlada Soomaaliya ujeedisay dhowaan, qoraal kasoo baxay wasaarada arimaha dibada Jabuuti ayaa lagu sheegay in dowlada jabuuti ay ka shaqeyneyso xasiloonida Gobolka.








