28th March 2024  admin  Category :

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin ayna ka mid ahayn Jidka Ceel Daahir oo dhowr sano laga codsanayey inuu ka qayb qaato.

1- Waddada isku xirta Beled Weyne – Galkayo oo  dhan  327  km.

2- Waddada isku xirta Galkayo – Garowe oo dhan 240 km

3- Waddada isku xirta Galkayo – Hobyo oo dhan 241 km.

4- Wadada isku xirta Luuq, Ganane – Dolow oo dhan 80 km.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa cunaqabatayn ku haysa Gobolka Sanaag oo aan haba yaratee aan u ogolayn deeqaha caalamka

Farmaajo ayaa hadda ku guuleystay dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo dhan 30-km, halka dhinaca kalena la guda geli doono jidka isku xira Muqdisho iyo Jowhar oo heshiiskii Qatar lala galay qeyb ka ah.

Farmaajo ayaa sidoo kale maamulka Somaliya diidka ah u saxiixay Mashaariic ay ka mid tahay dekedda Maydh oo uu ku curyaaminayo Jidka Ceel daahir

2 thoughts on “Farmaajo oo Cunaqabatayn ku haya gobokka Sanaag

  1. Jirac

    DEG DED waxaa maanta cadaatay in wadaad la yiraahdo SHEIKH HASSAN DHAHEEYE oo Reer BOORAMA ah uu cadeystay inuu ka mid ahaa kuwii 1993 BURCO laga soo hubeeyey ee madaxda looga dhigay HASSAN DAAHIR AWEYS BOSSASO LASOO DHEX ISTAAJIYEY. Ifariintan waxay ku socotaa PUNTLAND waa in dowlada puntland codsataa wadaadkaas Daalim ka ah iyo Hassan Daahir aweys in gacanta loo soo galiyo bal idinku daawada Boorama news bal car arka kuwa GARARKA XUN LA BAXAY ee ka soo jeeda deegankanaga oo u jawaabaya oo dhahi kara fidnadaada ka bilow boorama daalim yaho. Balan ilaahay waxaa ah kuwa lagu shaqeysto inaan madaxa ka jarno UNUUNKOODA TABEELE YAAL SURNO ka bacdina qofkii soo agmarana dhagax ugu dhufto. Soo daawada si fiican u fahma jileeca ay ku arkeen ayaa keenaya yaab iyo amakaag si fiican wax oga fahma argagixisada shaatiga shaydaan ka u gashata diinteena suuban. Anigoo jirac ah Waxaan ku leeyahay hadaad laba xiniinyood leedahay HASSAN DHAHEEYOW kaalay BRING IT ON.

    Reply
  2. Jirac

    Daawada wuxuu leeyahay waxaan idin leeyahay GOBALKA BARI waa in la xoreeyaa iyo WALIBA KISMAYO DEKEDEEDA IYO AIRPORT GA last 2 minutes daawada idinkaa yaabine . Mudo aad u dheer ayaan la yaabanaa idinkuna aad ila yaabaneydeen waxa aan ka wado “SHAATIGA SHAYDAAN KA” fahma sida shaatiga qabiilka loogu gashto diin. Fahma SIXIRKA waxaad arkeysaa mid deegaan keena u dhashay oo soo hogaaminaya midkaas oo kale iyo Hassan Daahir aweys iyo dadqal Isaaq iyo eelay ah yaabka aduunka BISMILLAHI RAHMANI RAHIM MAANTA ILAAHAY BAA KA HADLISIIYEY DAALIMKAAS WADAAD BUU SHEEGANAYAA HANA LA XOREEYO BUU LEEYAHAY DEEGABADA DAAROOD DIB U DHAC IYO RAFAAD VAA U SAADINAYAA BALAAYA KUGU DHACDAY CADOWSANAA anigu isaga la yaabi mayo waayo wuxuu heystaa kuwo uu tijaabiyey diciifnimadoida iyo dulinimadoida waxaan ku soo gabagabeynayaa waa XILAGII MIISHAAR TA MADAX GOTNTA IYO TABEELE SURIDA SI QOFKASTAA DHAGAX UGU DHUFTO.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*