26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta beesha Daarood oo Muqdisho kula kulmay Cumdaha Hawiye

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulamo la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.Dhammaan kulamada ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*