Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

9th May 2024  admin  

Maamulaha ayaa wiil 11 jir ah ku qasbay suuli inuu ka baaro taleefanka gacanta oo ka lumay. Maamule iskuul oo u dhashay Koofur Afrika ayaa shaqada laga joojiyay kaddib markii lagu eedeeyay in wiil 11 jir ah uu ku qasbay …

9th May 2024  admin  

Siyasiyiinta Hawiye oo caawa Muqdishi isugu habar wacday Qoraal kooban oo lagu baahiyey barta Facebookga ee madaxtooyada Galmudug ayaa lagu shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu caawa kulan casho sharaf ah ku casuumay xubnaha golaha midowga …

9th May 2024  admin  

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin ayna ka mid ahayn Jidka Ceel Daahir oo dhowr sano laga codsanayey inuu ka qayb qaato. 1- Waddada isku xirta Beled Weyne – Galkayo oo  dhan  …

9th May 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa maanta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Abdulrahman Mohamud Ali Bayr Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Gen. …