Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st May 2024  admin  

Musharxiinta ay horboodayaan Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif ayaa markii laga qeeyb gellin waayey shirarka dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada u dhaxeeyay ayaa waxeey ka soo dhaadhiciyeen Ahmed Madoobe iyo Deni in la dhiso madal loogu magac daray “Badbaado Qaran”, …

1st May 2024  admin  

Wasaarada Arrimaha Dibbada Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in dowlada Maraykanka ay ka walaacsan tahay jahwareerka Doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, waxana uu ugu baaqay madaxda Soomaaliya in doorasho deg-deg ah la qabto. Qoraalkan oo …

1st May 2024  admin  

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo u waheliyo Wasiirka Wasaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa waxaa ay caawa ka qeyb ka ahaa kulanka 3-aad ee Tala-wadaag oo u dhexeeya maamulka Iyo bulshada degmada Badhan. Kulanka ayaa …

1st May 2024  admin  

Arday reer Badhameed ah oo Xaashi Cad Af xir ama Mask k dhigtay si uu fasalkiisa u fariisto Cabdiwali Farxan Cabd Cali, Waa arday dhigta Dugsi ka mid ah Dusiyada degmada Badhan ee gobolka sanaag. Maalintii shalay ayuu wuxuu u …