Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Deni OO XARIGGA KA JARAY DHISMAYAASHA CUSUB EE MADAXTOOYADA PUNTLAND Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee lagu …

19th May 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Maraykanka …

19th May 2024  admin  

Qabashada doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo soo xulista xildhibaanada ka mid noqonaya ayaa socota. Sida aan ognahay gobol kasta oo ka mid ah siddeed iyo tobbankii gobol ee dalka, waxaa la siiyey midkiiba 3 xubnood. Hase ahaatee, waxaa jira …

19th May 2024  admin  

Puntalnd oo mamnuucday Deegaanmaysiga Saax Maygaag iyo Sanga jebiye oo dhowaan dagaal ka dhacay. …