Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th May 2024  admin  

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Cabdullaahi Abyan Nuur oo maanta goobjoog ka ahaa doorashadii afarta Senatar ee ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa caddeeyey in doorashadu u dhacday si hufan oo caddaalad ah. …

6th May 2024  admin  

Magacyada 8-da gabdhood ee ay SNM ka afduubatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool , maali ka dib markii ay Boorame ku toogteen Wilkii reer Puntland ee Calanka Soomaalida Xidhnaa 1-Ubax Maxammed Cabdi. 2-Najex Suleemaan. 3-Kaltuun Maxammed Axmed 4-Adna Maxammed Cali…

6th May 2024  admin  

Saara Xasan Faarax, waa gabadha kaalinta kowaad ka gashay guud ahaan gabdhihii Puntland ee galay imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiyada sare ee Puntland, 2021. Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa iyada, waalidkeed , dugsiga Al- noor iyo Bulshada Badhameed Wasaaradda …

6th May 2024  admin  

Xildhibaanaa Puntland oo simay awoodaha xilka qaadista madaxda sare Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta ansixiyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed, oo ahayd in la simo awoodaha xilka qaadista madaxda …