5th August 2021  admin  Category :

Saara Xasan Faarax, waa gabadha kaalinta kowaad ka gashay guud ahaan gabdhihii Puntland ee galay imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiyada sare ee Puntland, 2021. Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa iyada, waalidkeed , dugsiga Al- noor iyo Bulshada Badhameed

Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta sare ee dawladda Puntland ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah faralka Afaraad ee duggsiyada sare ee Puntland .

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*