29th January 2023  admin  Category :

Deni OO XARIGGA KA JARAY DHISMAYAASHA CUSUB EE MADAXTOOYADA PUNTLAND

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee lagu kordhiyay Madaxtooyada, sida Qeybta gawaarida la dhigo, Wadooyinka Casriga ah, Albaabka Hore oo ay ku jirto qeybta amniga, dhireynta Madaxtooyada iyo hoolasha Casriga ah.

Dhammaan kharashaadka waxaa bixisay Dowladda Puntland, Bilicda iyo Qurxinta Qasriga Madaxtooyada ayaa kor u qaadeysa qiyamka Dowladdnimada Puntland .

May be an image of 4 people, people standing, suit and outdoors

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*