26th July 2024  admin  Category :

Sidee Soomaalida Mareykanku uga faa’iideysaneysaa tallaalka COVID19?

Waxaa si xowli ah dalkan Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof, waxaana dadka ugu badan ee la tallaalay ka mid ah shaqaaha caafimaadka, dadka da’da ah iyo shaqaalaha howlaha muhiimka bulshada u haya.

Talaalku wuxuu meelo badan oo dalkan ah u furan yahay qof walba, iyadoo sidoo kale la geeyay masaajidada iyo xarumaha bulshada. Hadaba side Soomaalida dalkan uga faa’iideysaneysaa fursadan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*