26th April 2024  admin  Category :

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo xilka ka qaaday Taliska Booliska Gobalka Banaadir

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John).

Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare.

Taliye Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole)  ayaa horay u ahaa Taliyaha Ciidanka Gaarka ee Haramcad.

Taliyaha cusub, ayaa ah taliyihii xabbada nool ku furay banaanbaxyaashii magaalada Muqdisho ee bisha February

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*