26th July 2024  admin  Category :

Beri ayaa noqonaysa maalinta kowaada ee bisha Ramadaan

Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ka dib markii degaano ka tirsan Puntland iyo Hirshabeele lagu arkay bilashada bisha Ramadaan, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamuladaas.

Beri oo bisha Abriil tahay 13 waa maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan sanadkan 1442 Hijriya.

Dalal badan ayaa sidan oo kale shaaciyay in beri ay tahay maalin Ramadaan, waxaana dalalkaas kamid ah Sacuudiga iyo kuwo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*