26th April 2024  admin  Category :

Ardada Jaamacadda ummadda Soomaliyeed faraca Puntland ee Badhan ayaa doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka naadiga ardada Jaamacadda.

Agaasimaha jaamacadda faraca Puntland, barayaal iyo waalidiin ayaa ka qayb galay Doorashada Guddoomiyaha guud ee naadiga ardada iyo ku xigeenkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*