19th January 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo booqasho maanta uga bilowmatay Puntland .