15th July 2025  admin  Category :

uddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, oo safarka shaqo ku tagay degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan, ayaa ka dhagax dhigey mashaariic horumarineed oo ay Dowladdu ka bilaabayso magaalada, kuwaas oo kala ah: 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π‘΄π’‚π’™π’Œπ’‚π’Žπ’‚π’…π’‚π’‰π’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 π‘΄π’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒆𝒆 π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π’Žπ’‚π’‚π’Žπ’–π’π’Œπ’‚ π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚ π‘―π’‚π’šπ’π’‚π’‚π’, π’Šπ’šπ’ π‘ͺ𝒆𝒆𝒍-π’ƒπ’Šπ’šπ’π’π’… π’“π’Šπ’Šπ’ˆ 𝒂𝒉 oo bulshada degmada wax weyn ka tari doona.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa kormeer ku tegay dhismaha cusub ee π’”π’‚π’π’…π’‰π’Šπ’ˆπ’ˆπ’‚ π‘©π’π’π’π’Šπ’”π’Œπ’‚ 𝑫𝒉𝒂𝒉𝒂𝒓, oo si casri ah loo dhisayo, si loo horumariyo shaqada iyo adeegyada ay bixiyaan ciidamada Booliska ee gobolka.

Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa xusay in mashaariic kale oo horumarineed ay Dowladda Puntland qorshaynayso in laga fuliyo gobollada Haylaan iyo Sanaag, si loo daboolo baahiyaha bulshada deegaanka.

Wafdigan ayaa ka koobnaa Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Puntland, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha, iyo Xeer-ilaaliye ku-xigeenka Dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*