Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

27th July 2024  admin  

Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA waxaa uu ka warbixinyey shaqooyinka u qabsomay baarlamanka mudadii yareyd ee uu xafiiska joogay. Guddoomiyaha ayaa sheegay inay wax ka qaban doonaan wixii …

27th July 2024  admin  

Mustafe Cagjar oo soo taageeray is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland Maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Jimcihi shalay marki ugu horreysay ka hadlay halka ay ka taaganyihiin, is-afgaradki ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland. …

27th July 2024  admin  

Dhalinyaro Ciyaartooy ah ayaa qaab qabiil loogu dhaawacay Muqdisho. Dhalinyaro ka soo jeeda beesha Digil iyo Mirifle oo Muqdisho u joogay inay ka qayb galaan ciyaaraha maamul goboleedyada taageersan Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa maanta waxa dhaawac u gaystay Budhcad ka …

27th July 2024  admin  

Dilli lama hilaabtee aawat hanadadaadii Afrikaay Hurudooy Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay …