26th July 2024  admin  Category :

Dhalinyaro Ciyaartooy ah ayaa qaab qabiil loogu dhaawacay Muqdisho.

Dhalinyaro ka soo jeeda beesha Digil iyo Mirifle oo Muqdisho u joogay inay ka qayb galaan ciyaaraha maamul goboleedyada taageersan Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa maanta waxa dhaawac u gaystay Budhcad ka soo jeeda Galmudug.

Nasiib darada dhacday waxay ahayd intii ciyaartu socotay waxa Garoonka ku sugnaa Taliyaha booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi oo ku labisnaa Astaanta calanka Galmudug, isa

Markii Ciyaartu dhamaatayna waa kooxdii dhaawaca gaystay Hambalyo ugu tegay Mahad Salaad oo horay ugu mid ahaa Mooryaantan oo hadda haya xilka Taliyaha NISA

Wasiirka dhallinyarada ciyaaraha Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyey in gabi ahaanba koonfur Galbeed ay isaga baxday Koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*