Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

20th May 2026  admin  

Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya. Shacabkani waxay isugusoo bexeen xaaladda oo dhanaanaatay iyo noloshii oo cidhiidhi ku noqotay. DFS iyo DG …

20th May 2026  admin  

Sidee ahayd soo dhowayntii Baydhabo iyo Riyaad ee madaxda Soomaaliya iyo Talyaaniga, Ra’isulwasaaraha Talyaniga Meloni ayaa si degan maanta loogu soo dhoweeyey Boqortooyada Sacuudiga , halka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, isaguna ka degay gobol ka mid ah Soomaaliya, Italy's Prime …

20th May 2026  admin  

Madaxweyne Culusoow oo ay ilaalinayaan Ciidamo aad u Hubaysan oo beeshiisa ah ayaa ka gaaray garoonka Diyaaraha ee Magaaladda Baydhao ee Xarunta Koonfurgalbeed oo uu dhowaan baacsaday maamulkii ka talinayey Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa ayaa Waxaa Baydhabo ku soo dhaweeyay wakiilkii …

20th May 2026  admin  

Goorta uu Turkiga qodista shidaalka ka bilaabayo Soomaaliya oo la shaaciyay Turkiga ayaa qorsheynaya inuu bisha Abriil dardargeliyo hawlaha sahminta iyo qodista shidaalka ee Badda Madow iyo xeebaha Soomaaliya, isagoo adeegsanaya maraakiibtiisa tamarta ee sii kordhaya si kor loogu qaado …