Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

13th April 2026  admin  

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis ah ka sameyn doona xeebaha dalkeenna, tallabadaas ayaa qeyb …

13th April 2026  admin  

“Halyey caan ah” Hinduu difaacay oday Muslim ah oo dunida laga hadal hayo Shantan eray ee fudud, waa nin Hinduu ah oo u istaagay dukaanle Muslim ah kaas geesi iyo caan ku noqday si lama filaan ah dalka Hindiya. Deepak …

13th April 2026  admin  

Hadalo kulul oo la isku waydaarsaday shirka amniga ee Munich, yeyse dhexmareen? Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sabtida ku dhawaaqay isagoo ka qayb galaya shirka amniga ee Munich in Maraykanku uusan doonayn inuu “kala qaybiyo” NATO, balse …

13th April 2026  admin  

Waxaan u mahadcelinaya Dowladda Jubaland iyo Shacabkeeda oo martigeliyay Shirweynaha Aaya-katashiga Soomaaliyeed, oo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed caawa ugu soo gebageboobay magaalada Kismaayo. …