Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th July 2024  admin  

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada …

26th July 2024  admin  

Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Abdirishiid Hassan Jamac ayaa warbixino ka dhagaystay waaxyaha qorshaynta, shaqada iyo shaqaalaha iyo maamulka iyo maaliyada. …

26th July 2024  admin  

Maamulka Koonfurta Soomaaliya ayaa heshiis la galay dawladda Sacuudiga …

26th July 2024  admin  

Cali Xoosh, oo maanta loo magcaabay wasiirka arimaha gudaha Cid Alla ciddii laxiriirta ama shirar lagu taageerayo DFS & Wasiirada la magacaabay ku qabata Hotelada Garowe, Dowladdu talaabo sharci ah ayay ka qaadaysaa, hantidoodana waa ay la wareegaysaa” Guddoomiyaha gobolka …