Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

7th March 2026  admin  

Wasiir Xoosh oo sheegay in siyaasiyiintii Hawiye ee shalay booqday guriga Qaybdiid ay soo xasuusisiyeen dhaqankii  1991. …

7th March 2026  admin  

Dawo Muuqaalka kulankii Ururka Sool, Sanaag iyo Bari SSB, ee lagu qabtay  magaalada Minneapolis ee gobolka  Minnesota ee dalka Maraykanka …

7th March 2026  admin  

Shaqsiyaad ayaa waxeey kalla sooci la’yihiin magaallo dal caasimad u ah iyo maggaalooyinka kalle ee dalka ka jira. Tusaale, dadka ku nool magaalada New York, Los Angeles, Minneoplis ama Atlanta Georgia oo dhamaan ah magaalooyin ka mid ah dalka Mareeykanka …

7th March 2026  admin  

Raiswasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi  ayaa  sheegay in Odawaa, CabdiShakuur, Fiqi iyo Mahad Salaad ayna Caasimadda Soomaaliya ka xigin Soomaalida kale. Cali Maxamed Geedi waa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya,  oo kooxdan kor ku xusan magacyadoodu  iyo hogaamiyahoodii hore …