
24th January 2026 admin Category :
Mustafe Cagjar oo soo taageeray is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland
Maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Jimcihi shalay marki ugu horreysay ka hadlay halka ay ka taaganyihiin, is-afgaradki ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.







