Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025 admin
MaleeshiyaadkaSNM, oo ay beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee xaaraanta ku jooga gobolka Sool, ee dilalka arxan darada ah ka wada gobolka Sool, ayaa caawa ku dilay magaalada barakaysan ee Laascaanood wiil dhalin yaro ah oo aan hubaysnayn laguna magcaabo …

25th February 2025 admin
R/W Xamse oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xaflad soo dhaweyn ah ku maamuusay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka …

25th February 2025 admin
Waa laba Sarkaal oo ka soo ka jeeda laba dal oo Carbeed kuna abtirsada beesha Dishiishe, Harti. KablalaX Daarood …

25th February 2025 admin
Ilyaas Cali Nuur Wasiirkii Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa is casilayIscasilaadisa ayuu usababeeyay dagaalkii Shalay ka dhacay Magaalada Beydhabo …