9th May 2024  admin  Category :

MaleeshiyaadkaSNM, oo ay beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee xaaraanta ku jooga gobolka Sool, ee dilalka arxan darada ah ka wada gobolka Sool, ayaa caawa ku dilay magaalada barakaysan ee Laascaanood wiil dhalin yaro ah oo aan hubaysnayn laguna magcaabo Allah ha u naxariistee Cabdi shakur Axmed Salaad.

Allah ha u naxariistee inta aanu dhiman Cabdi Shakuur ayuu sii sheegay inaanay maleeshiyaadka SNM ayna cidna dhaafeen oo ay Lascaanod u jogaan dil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*