Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th February 2025  admin  

Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira.. Isku Duubni Baa …

26th February 2025  admin  

Guutooyinka ka tirsan ciidanka difaaca Dawladda Puntland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa u ambabaxay deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay kamid tahay magaalada Laascaanood …

26th February 2025  admin  

Xildhibaanada Labada Gole ee laga soo Doorto Deegaanada Puntland ayaa War saxaafadeed kasoo saaray Xaalada Magaalada Laascaanood Xildhibaan Cali Mahdi Maxamed ayaa Wariyaasha u Aqriyay War saxaafadeedka. …

26th February 2025  admin  

LAASCAANOOD Dhimashada maanta waa labo qof, dhaawacna waa uu jiraa. Magaaladu weli wey xiran tahay xaalkuna wuu sii cakirmayaa. Misaajidka magaalada ugu weyn ayaa maanta laga jeediyey khudbado Somaliland looga soo horjeedo. …