1st February 2023  admin  Category :

LAASCAANOOD Dhimashada maanta waa labo qof, dhaawacna waa uu jiraa. Magaaladu weli wey xiran tahay xaalkuna wuu sii cakirmayaa. Misaajidka magaalada ugu weyn ayaa maanta laga jeediyey khudbado Somaliland looga soo horjeedo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*