Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

27th April 2024  admin  

Cabdixaafid Maxamed: Wiilka kaalinta weyn ka qaatay guulaha xulka qaranka Soomaaliya Cabdixaafid Maxamed Cabdi ayaa maanta mar kale gool u dhaliyay xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, isagoo wacdaro ka muujiyay kulankii ay la yeesheen xulka …

27th April 2024  admin  

Waxa qoray Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Mohamed Yuusuf Tigey …

27th April 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala diray Guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ay ansixisay dowladdii hore, isgaoo amray in …

27th April 2024  admin  

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay Galgala Laba qarax oo la sheegay in ay ahaayeen miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay jidka taga deegaanka Galgala ee gobolka Bari ee Puntland. Qaraxyadan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamo …