Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2024  admin  

HADAL JEEDINTA MADAXWAYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DANI EE XUSKA SANNAD-GUURADA 25AAD EE ASAASKA DOWLADDA PUNTLAND . …

8th May 2024  admin  

Muxuu yahay, yaase leh dhulka Casa d’Italia? Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay dadka ku dhaqmayey dhulka Casa d’Italia inay ka baxaan maadaama uu dhamaaday “wakhtigii loo qabatay”. Dhulkan oo ku yaal degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa soddonkii sano ee …

8th May 2024  admin  

Xawayaan lagu murmay in uu aadmi yahay iyo in kale Beer xaywaanaad oo ku taal bariga Shiinaha ayaa u xaqiijisay dadka soo booqday in waxa ay arkeen ay yihiin Madaxkuti run ah ee aysan ahayn qof iska dhigaya madaxkuti, ka …

8th May 2024  admin  

Wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shalay hortagay baarlamaanka Soomaaliya, iyada ajandaha uu qayb ka ahaa su’aalo la waydiinayay wasiirka oo ku saabsan ciidamada. Qayb kamid ah su’aalihii la waydiiyay ayaa la xariiray qaraxii todobaadkii la soo dhaafay ka …