Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

7th May 2024  admin  

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan xarunta Wasaaradda. …

7th May 2024  admin  

Taliyihii ka goostay Maleesgiyaaka SNM oo BBC la hadlay Waxaa jiray warar la isla dhex marayey maalmahan, oo sheegayay in taliye katirsanaa ciidanka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, inuu ku biiray ciidanka ka dagaalamaya gobolka Sool ee …

7th May 2024  admin  

Ciidamada amaanka Gobolka Bari ayaa soo qabtay Ragga Weerarka ugu gaystay qoys hurda gurigooda islamarkaasna handadaad iyo dhibaato u gaystay qoyskaas. …

7th May 2024  admin  

Xildhibaan ka soo jeeda beesha Biyo maal ayaa Baarlamaanka dhexdiisa ka sheegay haddii nabad la rabo waa in sidaan rabno naloo yeelaa. …