Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

9th January 2025  admin  

Isimada Warsangeli oo si adag ug hadly kursiga Aqalka sare ee la doonayo in lagu bililiqaysto magaca “REERWAQOOYI” Isimada Puntland Jiif Caaqil Cabdiqani Jiif Caaqil Maxamed Qoobey, Farmaajow 4tii sano waxaa lagaa fujin waayay Gobolkaagii Gedo adigoo madaxwayne Soomaaliyeed la …

9th January 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyadoo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 48-aad. Fadhiga maanta waxaa soo xaadiray 38 …

9th January 2025  admin  

Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada. …

9th January 2025  admin  

Hawiye iyo Isaaq oo isku haysta gobolkii Daraawiisht ee Sool . Siyaasadii Khaatumo ee ahayd in Puntland laga cararo oo Hawiye laysu dhiibo, si laysu jeclaysiiyo siyaasiyiinta Hawiyana loogu Sheekeeyo in beel ka mid ah beelaha Hawiye ay degaan gobolka …