8th February 2023  admin  Category :

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo u warramay barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee BBC-da ayaa ka sheekeeyey wax uu qabto wakhtiga uu firaaqada yahay, intii uu yaraa, noloshiisii ka hor siyaasadda iyo waxyabao kale.

Haddaba waraysigaan waxaa la yeellatay wariyaha BBC-da Faadumo Taxadar Yusuf, Waana tan sheekadii dhexmartay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*