Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

29th March 2024  admin  

Farmaajo muxuu u arki waayey kuwa dalka kala go’ynaya oo had iyo jeen u muujiyaa ncaybka Beesha Ogaadeen Madaxweynaha Soomaaliya, Mohamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa marar badan Dawladiisu waxay soo saartay Go aamo ay ku weerarsan tahay Madaxweynaha Jubaland ama khaasatan …

29th March 2024  admin  

Fahad Yaasiin, wuxuu ka shaqeynayaa dummin siyaasadeed” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar afka ku qaaday Taliyaha awoodda badan ee Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin, isagoo ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo dummin siyaasadeed. Xasan Sheekh oo caawa ka …

29th March 2024  admin  

Diblomaasi INgiriis ah oo badbaadiyey Gabadh INgiriis ah oo webigu qaadan rabay  Stephen Ellison , oo ah Qunsulka guud ee ingiriiska u fadhiya Chongqing dalka shiinaha ayaa isaga oo maraya jiinka webiga Konfur galbeed mara, badbaadiyey gabar 24 jir ah …

29th March 2024  admin  

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Puntland ee Badhan ayaa qaadatay 215 arday oo ka kala yimi gobolladaTogdheer, Sool, Sanaag, Waqooyi galbeed , , Nugaal iyo Bari, kuwaas oo galay kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda. kulliyadaha kala ah: Caafimaadka qaybta Kaaliyaha (Nursing), …