5th February 2023  admin  Category :

Buur Madow oo Baydhabo ka sheegay inuu Dad qalkii Ina Gudne uu u aqonsanaa Dawlad Waqtigii ay dwldda Cabdulaahi Yuusuf Soomaaliya ka shaqaynaysy .

Nasiib xumo Buurmadow wuxuu hadalkaa ka sheegay isaga oo ku sugan maamul goboleedka Koonfur galbeed oo ay ka soo jeedaan dadkii ugu badan Soomaalida oo ay alshabaabku dileeen ama xasuuqeen . Gaar ahaan dadka soo jeeda beesha Raxanweyn oo dhowaan lagu bahdilay degaanada ay beeshiisu degto,

Magaalada Baydhbo uu hadalkaa ka sheegay Buurmadow, waa magaaladii ugu horaysay Soomaaliya uu qarax k gaysto Ina Godane, kun xasuuqay beesha maanta degaanadiisa laga musaafurinayo.