28th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka beesha Cismaan Maxamuud ee Bah dir, oo 15kii sano ee ina soo dhaaftay saldhigyo ay caalamka ku baartaan ku lahaa Buuraha Calmadow, ayaa markii la yidhi maana ku soo biira ciidamada Puntland loo dhisayo diidy inay ka mid noqdaan ciidanka Puntland beelaheedu ku midysan yihiin , waxayna sheegeen inay dhaxal uga helaan Allah ha u wada naxariistee Cade Muuse iyo Cismaan Diyaano.

Maleeshiyaadkan oo la sameeyey intii u dhaxaysay dagaalkii Majayahan iyo Kooxdii Atom, oo ayaad ugu xoogsadeen awood dhaqaalena ku heleen la dagaalanka argagixisada ayaa Madaxweyne Cade Muuse u magcaabay Allah u baxariistee Cismaan Diyaano intii ka danbaysana Qoyskaas reer Diyano ayaa gacnta ku hayey.

Halka Ilma Diyaano ayna weligood qori qaadin khibrad ciidana lahayn, hase ahaatee dhaxa ku hely xilkan, waraysiga hoose waxa bixinaya Gaashaanle Cabdiwaaxid oo la dagaalanka argagixisada ku dhaawacmay , qaybna ka qaatay xoraynta Soomaliya xilligii uu k mid ahaa saraakiishii la shaqayn jirtay Allah ha u naxariistee madaxweyne Cabdulaai Yuusuf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*