6th February 2023  admin  Category :

Madax ka tirsan Banggiga adduunka oo ka kala yimid magaalooyinka Washington iyo Nairobi ayaa soo gaaray Garoowe.Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxaa ku qaabilay Wasiirka ku-Xigeenka Wasaaradda Mudane, Cumar Xasan Fiqi iyo Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasime ku-xigeenka Wasaradda, Agaasime ku-xigeenka guud ee Dhakhliga, Xiriiriyaha Mashruuca PFM Cabdulqaadir Xaashi iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaradda.Kulankan ayaa looga hadlay mashaariicda Banggiga adduunku ka wado Puntland.

Cabdulqaadir Xaashi Madaxda Mashruuca PFM ayaa la hadlay Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

May be an image of 9 people, people standing and indoor
May be an image of 9 people, people standing and indoor
May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*