26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta USC ee guur guura maxay ku sababeeyeen iyaga oo ahaa Xildhibaan Qaran ahaa oo Mucaarad ahaa dawladda hadda jirta inay ka mid noqdaan golaha wasiirada Galmudud.

Xildhibaan ka tirsanaa Dawladda Federaalka Soomaaliya laguna magcaabo Saabir Nuur Shuuriye oo hadda loo magcaaby Wasiirka Dakadaha iyo Kalluumaysiga maamulka Galmudug , kana soo jeeda beesha Habrgidir ( Suleebaan ), ayaa inuu digo rogtay waxa sababay lacagta Qadar ee sheegtay inay dhisayso dekedda Habyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*