27th November 2024 admin Category :
Hoos ka daawo Mishiinka loo soo gaday inuu isku qaso Daamurka iyo Jayga jidka Ceel daahir lagu dhisayo . Waa qalab casri ah, oo aan horay Soomaaliya u soo gaarin, Saacaddii wuxuu isku qasayaa 90 ton oo jay iyo Daamur ah. Waa qalab aan degaanka wax dhibaato iyo wasakh ah u gaysanayn ama ku reebeen (pollution ).
Sidoo kale Jidka Ceel daahir iyo Ceerigaabo waxa loo soo gaday qalabka jayga soo saaraya, saacadiina samaynaya 100 ton
allsanaag.com