18th April 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Mishiinka loo soo gaday inuu isku qaso Daamurka iyo Jayga jidka Ceel daahir lagu dhisayo . Waa qalab casri ah, oo aan horay Soomaaliya  u soo gaarin, Saacaddii wuxuu isku qasayaa 90 ton oo jay iyo Daamur ah. Waa qalab aan degaanka wax dhibaato iyo wasakh ah   u gaysanayn ama ku reebeen   (pollution ).

Sidoo kale Jidka Ceel daahir iyo Ceerigaabo  waxa loo soo gaday qalabka  jayga soo saaraya, saacadiina samaynaya 100 ton

 

Image result for crusher plant

allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*