Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka

Madaxweyne Farmaajo oo ay mucaarad xoogan ku yihiin Siyaasiyiinta Hawiye ayaa caawa kulan la yeeshay oo shiriyey haweenka garabka gobolka Banaadir isaga oo garab ka raadsanaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Muqdisho, ka dib markii uu mucaarad xoogan ay u muujiyeen Siyaasiyiinta Hawiye ee saldhigoodu yahay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, horumarinta dhaqaalaha, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ee dowladdu ay siisay kobcinta doorka Haweenka ee siyaasadda, maamulka iyo arrimaha bulshada, isaga oo ku ammaanay sida waddaniyadda leh ee ay ugu taagan yihiin horumarinta dalka, ka shaqeynta danta guud iyo dib u dhiska dowladnimadeenna.

“Abaal weyn ayay nagu leeyihiin Haweenka Soomaaliyeed, xilligii xornimo doonka waxa ay ahaayeen udub-dhexaadka halgankii xorriyadda iyo midnimada. Xilliyadii duruufaha adag ay soo wajaheen dalkeenna waxa kaliya ee loo baxsaday waxa ay ahaayeen dumarka Soomaaliyeed”.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dhageystay talooyinka iyo weydiimaha Haweenka ka soo qeyb galay kulankan ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dowladdu ay xoojiso fursadaha shaqo ee Haweenka iyo ilaalinta saamigooda siyaasadeed iyo maamul ee dalka.

Dhankooda, Marwooyinka ka soo qeyb galay kulanka ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyey mudnaanta uu siiyey Haweenka iyo kalsoonida uu ku qabo doorkooda dib u dhiska dalka, hirgelinta qorsheyaasha Qaran ee dhanka horumarka, adkeynta midnimada iyo ka miro-dhalinta dadaallada dib u heshiisiinta.

Maxay ku kala duwan yihiin martida shaqo tagtay

Maxay ku kala duwan yihiin Hartiga Hargaysa u shaqo tagaa iyo Isaaqa Muqdisho u shaqo tagaa.

Hartiga Hargaysa u shaqo tagta si ay u raali geliyaan kuwa ay martida u yihiin, waxay isku dayaan wax kasta oo ay kaga farxinayaan. Inta badan waxay ridaan dagaalo ay dad ehelkooda ah ku dhintaan kuwo kale oo aan waxba galabsana ay ku barkcaan.

Isaaq Muqdisho u shaqo tagaa waxay ka shaqeeyaa sidii beeshoodu u heli lahayd ictiraaf, sidii ai siyaasad ahaan u curyaamin lahaayeen kuwa ay ugu yeedhaan Faqashta oo aha Daarood iyo ugu danbayn sidii ay cunaqabatayn lahaayeen kuwa aan beeshooda ahayn ee ka soo horjeeda ictiraafka.

Marna kama suuroowdo inay ka shaqeeyaan wax amniga Hargaysa iyo Burco ka dhan ah, sidakuwa ka soo jeeda beelaha Harti ee Hargaysa u shaqo tegay.

Muuqalka kowaad Waa garxejis

Muuqaalka labaad waa Dhulbahante

Muuqaalka sadexaad waa warsangeli

SNM ha la mariyo jidka Tigreega

Dawladda Soomaaliya ma ula dhaqmi doontaa SNM sidii Sirilanka iyo Itoobiya ay ula dhaqmeen Jabhaddii Taamilka ee Sirilaanka iyo tan hadda Tigreega ee Itoobiya

Dawladdii Soomaaliya ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre AUN, waxaa weerar kala hor yimid jabhado beeleedyo ujeedkooda uu ahaa sidii ay kursiga u heli lahaayeen. Jabhadahan ragii hoggaaminayey dhammaantood waxeey beelahooda u sheegayeen ineey dulman yihiin, balse dantooda ugu weeyn ay aheed sidii ay ugu awr kacasan lahaayeen beelahooda, kursigana ay sidaa ku gaari lahaayeen.

Hadaba, dawladdii dalka ka jirtay xilligaas, xil ayaa ka saarnaa ineey dalka ka difaacdo jabhadaas beeleeysnaa ee laga soo abaabulay wadamada deriska ah. Adduunkana ma jiro dal oggolaanaya in dalkiisa laga dhex jabhadeeyo ama laga sameeyo waxyaabo dalka kalla jaraya.

Si kastaba ha ahaatee, beesha Isaaq ayaa ka mid ah beelaha illaa iyo maanta ka cabanaya dawladdii ka jirtay dalka, iyagoona dawaladdii dalka ka jirtay ku eedeeya ineey u geesatay xasuuq. Waxaa dhab ah in Jabhadeen, amar diido iyo kalla jarida dalka cidii la timaaday ay mas’uul ka aheed wixii meeshaa ka dhacay, balse dawladdu xilligaa ka jirtay dalka ay gudaneeysay waajibaadkeeda qaran.

Maanta dawladda Itoobiya waxeey weerar ku qaaday gobolka Tigreeyga oo amar diido iyo dagaal kalla hor yimid dawladda Itoobiya. Waxaa dhab ah in dawlad kasta uu xil ka saaran yahay illaalinta xudduudaheeda iyo illaalinta midnimada guud ee dalkeeda.

Waqtigan dagaalka lagu qaaday Tigreeyga, waa mid ay iyagu leeyihiin mas’uuliyadeedeeda waayoo waxeey ka hor yimaadeen dawladda awaamirteeda ku aadaneed doorashooyinka, waxeey billaabeen weeraro lagu qaado xeryaha dawladda, waxeey kalloo doonayaan ineey dalka intiisa kalle ka go’aan, iyagoon soo marin dariiqii saxda ahaa.

Sidoo kalle, waxaan la soconaa in dawladda Sirilaanka (Sri Lanka) ay tirtirtay jabahadii waqtiga dheer dagaalka kulla soo jirtay ee loo yiqiin Tamil Tigers. Tamil Tigers waxeey doonayeen ineey dalkaas intiisa kalle ka go’aan oo ay noqdaan dal madaxbannaan, iyagoona ku raadinaya goosashadooda qaab jabhadeesan.

Hadaba, marka dawladda Soomaaliya ay cagaheeda isku taagto, hadii beesha Hargeeysa laga waayo ineey ka waantoobaan goosashada ay sheeganayaa, lagama maarmaan waxaa noqoneeysa in dawladda Soomaaliya ay ulla tacaasho gooni goosatada Hargeeysa sida Tigreyga iyo Tamil Tiger loola macmiilay oo ah in la soo afjaro.