7th May 2024  admin  Category :

Qoraal ay soo saareen illaa 12 musharax ee Madaxweynaha dowlada federalka oo ka soo wada jeeda beesha Hawiye ayaa shaaciyay inay ka soo horjeedaan magacaabista guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka iyo weliba soo xulista guddiga doorashooyinka ee Maamulka Somaliland.

;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*